Maxkamad dastuuri ah oo soo saartay go’aan farxad geliyey Muslimiinta dalka Koonfur Afrika

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxay xukuumadda dalkaasi fartay inay si rasmi ah u aqoonsato guurka Muslimiinta oo aan horey looga aqoonsanayn dalkaasi. Xukunkan ay maxkamaddu soo saartay ayaa lagu sheegtay in haweenka Muslimiinta ahi aanay lahayn xuquuq la mid ahi tan dumarka kale ee lagu guursado xeerka madaniga ah ee dalkaasi … Continue reading Maxkamad dastuuri ah oo soo saartay go’aan farxad geliyey Muslimiinta dalka Koonfur Afrika